Soomaali
English
Waxaan haynaa buuggaagta khayaaliga iyo kuwa aan khiyaaliga ahayn ee dadka waa weyn oo af-Soomaali ku qoran:
Waxaan ku haynaa buugaagta sawirka carruurta oo af-Soomaali ku qoran:
Waxaan haynaa online ku galka:
- eBooks
- daawashada filimada
- majaladaha iyo wargeysyada
- sheekooyinka carruurta ee internetka
Xubinnimada maktabadda
Xubinimada maktabaddu waa bilaash.
Si aad u amaahatid alaabta laqaadan karo iyo khadka tooska ah, waxaad ku biiri kartaa maktabadda adiga oo booqanaya laanta maktabadda oo keen aqoonsi hadda jira oo wata caddaynta cinwaankaaga.
Si aad u amaahatid alaabta laqaadankaro ah oo keliya, waxaad ku biiri kartaa maktabadda online adigoo isticmaalaya foomkan.
Koorasyada luuqadda
Koorasyada luuqadda Af-Ingiriisiga ee loogu talagalay dadka ku hadla af-Soomaaliga waxaa laga heli karaa Mango Languages ee websaadyada ama barnaamijka Mango Languages.
Waxaan haynaa koorsooyin waxbarasho oo onlayn ah oo loogu talagalay waxbarashada Guud iyo Tacliinta IELTS, iyo si aan gacan uga geysanno horumarinta xirfadaha akhriska, qorista iyo barashada af-Ingiriisiga.
Sheekooyinka carruurta ee khadka tooska ah
Sheekooyinka lagu akhriyo af-Soomaaliga waxa laga heli karaa Lote4Kids websaadka ama Lote4Kids app.
Buuggaag gaar ah oo loogu talagalay dadka waaweyn
Featured books for adults
Halkan ka baadh ururinta oo dhan.
Browse the full collection here.
Buuggaag gaar ah oo loogu talagalay carruurta
Featured books for children
Halkan ka baadh ururinta oo dhan.
Browse the full collection here.
eBooks-ka la soo bandhigay
Featured eBooks
Halkan ka baadh ururinta oo dhan.
Browse the full collection here.